SIDDEX DAAN QOFOOD HALA WADAAGIN SIRAHA KUU QAASKA AH
1. HAWEENKA
Cilmi baris lasameyay waxa ay shegesa in foganta udhaxeysa wadnaba hawenka iyo carabkooda ay tahay mid aad is kugu dhow waana sababta haweenka ay ujecel yihiin inay hadlan in kabadan inta ay hadlaan ragga.
Sidaas daraadeed wey ku adagtahay inay kuu xifdiyaan xitaa haddii ay rabaan inay kuu ilaaliyaan.
2. SAAXIIBADAADA
Saaxiibadda aad leedahay ee aad ku keydsato sirahaada silamida iyaguna waxa ay leeyihiin saaxiibo kale oo ay iyaguna ku keydsadaan sirtooda, sidaas daraadeed haddii aad saxibadaada ku keydsato sirahaada ogow in ay iyaguna ku keydsan doonaan saaxiibo kale ilaa saaxiibadaas kale ay iyaguna ku sii keydsan doonaa kuwa kale oo ay saaxiibo yihiin, sirtaaduna waxa ay noqon doontaa musalsal ay kadharagsanyihiin saaxiibadaada saaxiibadooda saaxiibadooda kale
3. BEENAALAHA
Midka Beenta caadeestay , midka kaaga sheekeya saaxiibadiisa sirtooda.
Haddii aad ku keydsato sirtaada ogow in sida uu kuugu sheken jiray dadka kale sirtooda in adigana sirtaada uu ugu sheeken doono saaxiibo kale oo isagu uu leeyahay.
Post a Comment
halkan ii dhig wixii su'aal,fikrad ama talo siin ah.